Fadlan wakhtiga Xiisadaha ha la illaaliyo.
Haddii aad hawl yeelato ama wax kale kula
soo darsaan fadlan ogaysii macalinkaaga.
Waa in Arday kasta yar iyo wayn ba soo
xafido oo soo diyaariyo casharadii iyo
duruustii Shaqo Guri. Waalidiinta haddii
aan dhib la soo darsin waa inay si joogto
ah u soo xaadiran fasalka guriga.
--> Inta Macallinku ku jiro casharka waa in Tv,
Phone iwm la iska xidhaa.
Gurigaaga ku dhex baro Qur'aanka
Ka naso dhaxanta iyo qabowga.
Gaadhiid la raaco yaan lacag kaaga bixin.
Maalinkasta ogow waxa ilmahaaga
loo dhigaayo & heerka uu joogo.
Werwar dambe ma jiro oo ad tiraa
caruurtii yaa ka soo kaxeeya ama geeya malcaamada.
Adiga waalidka ahi caruurta la soo gal
safka oo tusaale ugu ahoow barashada diinta.
Qoyskastaaba isaga ayaa iskii u fasal ah (class).
Ku xidhnoow Dhamaan Culima awdiinta soomaliyeed
ee afkaaga wax walba kuugu fasiraaya.
Ka qayb qaado tartanka barashada diinta
ee ka dhexeeya ardayda ku nool aduunka daafihiisa.